Cuntooyin Kaa Dhigaya Qof Muuqaal Ahaan Da'diisa Aad Uga Yar

 


1. Toonta: Waxay dhiiga ka ilaalisa infakshan inuu raaco waana sababtoo ah dadka infakshanka dhiiga raaca uu ku bada yahay waxay u eg yihiin dad muuqaal ahaan da'dooda aad uga wayn. 


2. Avokaadhada: Waxay qanjirada ka dhigtaa kuwa shaqo ahaan isu dheelitiran, dadka muuqaal ahaan da'dooda aad uga wayn waxay u badan yihiin dad ka xanuunsan qanjirada


3. Karootada: Waxaa ku jirta maadada Caroten oo ah maado liishe ka dhigta maqaarka kana ilaalisa maqaarka inuu yeesho duudub qofka u ekaysiiy muuqaal ahaan da'diisa mid aad uga wayn


4. Liin dhanaanta: Waxay la dagalaantaa macaanka iyo sokorta jirka sababtoo ah dadka aadka u isticmaala macaanka ama sokorta waxay u eg yihiin dad muuqaal ahaan aad uga wayn da'dooda


5. Yaanyada: Waa mid ka mid ah waxyaabaha qofka ka dhiga mid muuqaal ahaan aad uga yar da'diisa waxayna jirka ka ilaalisaa in dufanku ku bato, dadka wajiga ka dhidida ayayna si gaar ah u anfacaysa


6. Kaluunka: Kaluunka marka lagu dhahayo ma ahan kalluun kasta waa midka cadiinta ama baruurta leh waxaana si gaar ah ugu jirta maadada Omega 3 oo muhiim u ah maqaarka qofkana ka dhigta mid muqaal ahaan da'diisa aad uga yar.

No comments

Powered by Blogger.