Waxyaabaha Raganimada Hoos u Dhiga
1. Fadhiga badan - Ragga aan samayn wax Exercise ah waa kuwa ugu badan lagu sameeyo qaliimada xiniinyaha ama qanjirka macdanta soo daaya, awoodooda raganimada hoos u dhac xoog leh ayay samaysaa
2. Miisaanka - Cayilku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha saamaynta ku yeesha awooda ragganimada hoosna u dhiga tayada macdanta ragga iyo awooda wadnaha qofka
3. Stress- Ragga aadka u walwala ama mar kasta ka fakara problem aysan tabar u ahayn inay xalliyaan ama streaaku ku dhaca waxaa yaraada awooda raganimadooda
4. Cuntada burka ka samaysan - Mar kasta kugu badato cunista waxyaabaha burka ka samaysan waxaa kugu badanaya tabaryarida xagga raganimada
5. Saliida - Cuntada saliida leh waa aafo si gaar ah in ragga looga digo u baahan, cuntada saliidu ku badan tahay waxay dishaa hoosna u dhigtaa awooda ragganimada
No comments