Faaiidooyinka ku qarsoon Qajaarka 🥒


Cucumber af soomaali ahaan wuxuu noqonayaa qajaar haddii aad magac kale u taqaanid waad nala wadaagi kartaa.

1-Qajaarku wuxuu yareyaa xanuunada  ku dhaca  isgoysada

2-Wuxuu dabciyaa murqaha isku dhagan

3-Wuxuu yareyaa madax xanuunka.

Qajaarka wuxuu faaiidooyin u lee yahay beerka,xawaaraha dhiigga iwm ah.

1-Beer subaga (Cholesterolka)

2-Dhiigkarka

3-Macaanka(Diabetes) intaasba dawo ayuu u yahay 


Wuxuu kor u qadaa difaaca jidhka

1-Wuxuu jidhka siyaa tamar

2-wuxuu qeyb ka yahay la dagaalanka cancerka

3-Burburinta dheefshiidka

4-Sidoo kale difaaca jidhka ayuu kor u qadaa 


Wuxuu qurixiyaa 

1-Maqaarka 

2-Timaha ayuu baxshaa

3-Ciddiyaha ayuu baxshaa

4-Biyaha qajaarku wuxuu dhimaa oo yareyaa  misaanka haddii aad la sameysid jimcsi.

Qajaarku waxaad ka sameysan kartaa  cabitaan  adoo aan waxba ku darin sidoo kale waxaad ku cuni kartaa cunnooyinka kala duwan.


Qajaar ama cucumber  🥒 horey ma u cuntay???

No comments

Powered by Blogger.