Biyo Badan Hadaa Cabto Waxaa Kaa Imaanaya Kaadi Badan, Sax?
Biyo Badan Hadaa Cabto Waxaa Kaa Imaanaya Kaadi Badan, Sax? Waa Qalad Fikirkaas Waxaan Kuu Hayaa Laba Qaab oo Aysan Kaadi Badan Kaaga Imaanayn Xitaa Hadaa Biyo Badan Cabto
Inta badan dadka marka ay biyo cabista badiyaan dhibka ugu wayn ah inay musqul aadistooda aad u badato hadaba waxaa jira laba qaab oo musqul aadista badan aad kaga maarmi karto adigoo hadana cabaya biyo aad u badan
1. In aad biyaha aad cabayso ku mirito liin dhanaan 5 ilaa 7 dhibic ah. Liib dhanaantu waxay qofka ka ilaalisaa muqsul aadista badan waxayna jirka ku qasabtaa inay si fican uga faaiidaystaan biyaha qofku cabay
2. In aad biyaha cabto salaad kasta inta adan dukan kahor, shan salaad ayuu qofka muslimka ah duktaa, hadii salaad kasta aad cabto hal galaas biyo ah waa 5 galaas biyo tani waxay kilyaha siinaysa awood ay jirka biyaha uga faaiidaystaan madama salaadaha waqti u dhaxeyo
Salaada 2 subx galaas biyo ah cab, salaada duhur galaas biyo ah, salaada casir galaas biyo ah, salaada maqrib galaas biyo ah, salaada cishaha wax galaas biyo ah ha cabin sababtoo ah salaada subax ayaa 2 galaas biyo ah soo cabtay.
No comments