7 Faaiido Laga Helo Cabista Mooska iyo Caanaha La Isku Shiiday

 

Faaiido Laga Helo Cabista Mooska iyo Caanaha La Isku Shiiday


1. Maskaxda ayay siiyaan daganaan, xusuustana way kobciyaan, xididada lugaha kasoo muuqdana way qariyaan


2. Hurdada qofka ayay ka dhigaan mid raaxo qofku ku hurdo si fududna ku helo hurdada


3. Murqaha ayay dhisaan gaar ahaan marka qofku cabo Jimiicsiga iyo Gym-ka kadib


4. Xididada xiniinyaha kasoo muuqda ayay la dagalaamaan gaar ahaan cudurka galaha


5. Wadnaha ayay ka dhigaan mid dhiiga si fican u gaarsiiya jirka qaybihiisa kale


6. Si gaar ah ayay ugu fiican yiihiin dadka qaba kalastaroolka ama dufanku ku badan yahay


7. Gaaska way dajiyaan waxayna dheefshiidka ka dhigaa mid si fiican u guta shaqadiisa


Qodobkee Si Gaar Ah Uga Heshay?

                  

No comments

Powered by Blogger.